Erayada maanta waa erayo cudurada guud ku saabsan:
cagaarshowga - Jaundice,
cagaarshowgaB- Hepatitis B
cagaarshowga C- Hepatitis C
Sonkorowka, kaadi sonkor- diabetes
hawlgabka kelyaha- kidney failure
wadne qabad- heart attack
hawlgabbida wadnaha- heart failure
xubno hanuun, tuf, riix- arthritis
Sunday, February 15, 2009
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

waad dadaaleysaa walaaleey ee meeshaas ka sii wad.
ReplyDeleteWaad mahadsantahay CabdiFatax!
ReplyDeleteCaawa ayaan boggan arkay,sidee lagu galaa bogga?
ReplyDeletesidee la idiin caawin karaa/controbution